Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug oo goordhaw la doortay

Waxaa goordhaw Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug magaalada Dhuusomareeb ku doorteen Madaxweyne kuxigeenka Maamulka maamulkaasi kadib doorasho xiiso badan oo dhacday. Doorasho adag oo xamaasad leh oo ay isugu soo hareen wareega labaad labo Musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku guuleestay xilka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo helay 46-cod halka Musharax … Continue reading Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug oo goordhaw la doortay